Coding the Future

Taariikhda Agaasimaha Guud вђ Wasaaradda Arrimaha Guddaha вђ Soomaaliya

taariikhda agaasimaha guud вђ wasaaradda arrimaha guddaha вђ
taariikhda agaasimaha guud вђ wasaaradda arrimaha guddaha вђ

Taariikhda Agaasimaha Guud вђ Wasaaradda Arrimaha Guddaha вђ Taariikhda agaasimaha guud. agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta waa mudane caydaruus macallim xasan cabdulle. mudane caydaruus waxaa uu khabiir ku yahay xagga tayo dhowrka, maamulka mashaariicda iyo arrimaha amniga ah, waxaa uuna kusoo takhasusay maamulka iyo amniga. agaasime caydaruus cabdulle. Wasaaradda arrimaha gudaha oo qabatay madasha arrimaha xasilinta wasiir cali xoosh oo ka qaybgalay daahfurka wadatashiga istiraatiijiyadda qaran ee ilaalinta barakacayaasha iyo qaxootiga munaasabadda xuska 1 da luulyo.

agaasimaha guud Ee wasaaradda arrimaha gudaha Xfs Oo Soo Gabagabeeyay
agaasimaha guud Ee wasaaradda arrimaha gudaha Xfs Oo Soo Gabagabeeyay

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xfs Oo Soo Gabagabeeyay Sharciga ay ku shaqeyso wasaaradda arrimaha gudaha. wasaarad walba oo ka tirsan dowladda soomaaliya iyo xukuumadda waa in ay ku shaqeyso sharci, wasaaradda arrimaha gudahana kama reebana, oo waxaa ay ku howlgashaa sharci. wasaaradda arrimaha gudaha markii hore waxaa lagu dhisay sharciga la baxay “ ordinamendo governo ” kaas oo soo baxay. Xafladda xilwareejinta agaasimaha guud ee wasaradda caafimaadka ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalk soomalaiya oo qayb ka ahaa shirka isku duwidda hawlaha caafimaadka soomaaliya kulanka iskuduwidda hawlaha caafimaadka soomaaliya 2022. Ministry of interior, federal affairs and reconciliation of federal government of somalia (moifar) #moifar broadcasting #somalia #founded 2017, via tanzania, 888 building, mogadishu, somalia #. Jamaal yuusuf xasan. jamaal yuusuf xasan, waa agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyadda, waxaa uu leeyahay khibrad 8 sano xagga qorsheynta maaliyadda, xisaabaadka, dejinta miisaaniyadaha, hagaajinta akoonnada, diyaarinta warbixinnada qorsheynta maaliyadeed iyo iibka adeegyada iyo agabyada ah. agaasime jamaal xasan waxaa uu shahaado jaamacadeed.

Comments are closed.